Thursday, 20 November 2008

CAARO : SPIDER


CAARO(SPIDER)
Caarooy – Caaro (Spider- O'Spider)
Caga Malmaluuqsan (Wobbly legs you have)
Cidhifyada Guryaha (At the edges of house walls)
Caw ku Melmelato (Is where you make your web)
Xuub Candhuufayso (Then you spit a thread)
Cayayaan ku Dabato! (Trapping insects by it!)

CAARO(عنكبوت)


Caarooy – Caaro (عنكبوت-يا عنكبوت)
Caga Malmaluuqsan (لديكـ أرجل ملتويه)
Cidhifyada Guryaha (على طرف جدار البيت)
Caw ku Melmelato (تفعلين نسيج من شبكه)
Xuub Candhuufayso (وخيوط من اللعاب)
Cayayaan ku Dabato! تغطينها بالحشرات!))

0 Comments:

Post a Comment

Subscribe to Post Comments [Atom]

<< Home