MINKULAAL IYO MIRIQYARE
Minkulaal Minkulaal
Minkulaal Mininkeed
Mininkeed Ma-dhaafto
Miciyaheeday Miciyo
Miciyo Libaax Mooday
Miriqyaray Aragtay
Minkulaal: Miyaaw! Miyaaw!
Miriqyare: Maxaad Ahayd?
Minkulaal: Mininkaa laygaga Tagay
Miriqyare: Ma Anaa Ku Aqaan
Miiskii buu ku booday!
Minkulaal: Miyaaw! Miyaaw!
Miiska ka soo deg!
Miriqyare: Ma Ku Aqaan!
Minkulaal: Ma-Ma? Hadda Miciyaha ayaan ku gelin!
Miriqyare: Ma adaa ku dhaca!
Minkulaal: Ima taqaanide Miriqyarow! Joog
Minkulaal Mininkeed
Mininkeed Ma-dhaafto
Miciyaheeday Miciyo
Miciyo Libaax Mooday
Miriqyaray Aragtay
Minkulaal: Miyaaw! Miyaaw!
Miriqyare: Maxaad Ahayd?
Minkulaal: Mininkaa laygaga Tagay
Miriqyare: Ma Anaa Ku Aqaan
Miiskii buu ku booday!
Minkulaal: Miyaaw! Miyaaw!
Miiska ka soo deg!
Miriqyare: Ma Ku Aqaan!
Minkulaal: Ma-Ma? Hadda Miciyaha ayaan ku gelin!
Miriqyare: Ma adaa ku dhaca!
Minkulaal: Ima taqaanide Miriqyarow! Joog

0 Comments:
Post a Comment
Subscribe to Post Comments [Atom]
<< Home