LAQSIIMO..Intimating..!
LAQSIIMO: Intimating…!
Laqnaan baa lagu ladaa It is
intimacy that we revel
Laq baan
dabaalanaynaa We
are swimming to intimate
Laqnaan lama lunlumo With
an intimacy no one is lost
Laqnaan lama ambado With
an intimacy no one is wandering
Laqnaan lama luggo’o With
an intimacy no one is disappointed
Hadda laaqu yuu ku hodin Be
aware of intimidation
Ilaaq waa la iska jiraa Be
aware of offenders
Laqsami kaa leexinaysa Misleading you from intimacy
Laqsami kaa leexinaysa Misleading you from intimacy
Luuqdu se waa libin kale Vocalism
is another talent
Laashin baa aad u og Vocalist
knows better
Laac wargudashaa jira Language
is medium of communication
Astaa libraar lignaada By
liberty character is firm
Asow baa laq-dheehan Behavior
is what is reflected
Lahaanshaa gaarli garan
An
owning is a legal privacy
Ladnaan baa soo maqan Better
life is to be expected
Ladnaan baa sii milneyd Better
ways of life were mentioned though
Libaab baa dana higan Bounties
of interests are recited though
Ahaf sixin baa la luddaa Pure
lexis are being knitted
Hurdaa laga sara kacaa Wake
up of sleepiness
Luun waa la iska rogaa Wash
yourselves off dizziness
Weysaa la jeefaaftaa Ablution
is airing kindliness
Tukasho la ladaabsadaa Prayer
is better set routine
Xuska Eebbee laaxiban It is
God’s favorite remembrance
Sidaasay laabi ladaa In
that way hearts get peace
Adigoon is liin-bixinayn Without
dismantling yourself
Adigoon is lalabo-gelin Without
irritating yourself
Adigoon is labhadayn Without
anguishing yourself
Adigoon is lurbadin Without
discomforting yourself
Adigoon is labxasho jarin Without
agonizing yourself
Adigoon is laxow tiring Without
lamenting yourself
Adigoon is liitiyeyn Without
weakening yourself
Adigoon is laallufeyn Without
Extravagating yourself
Ma-Liicaha Eebbeheen The
unyielding Lord of ours
Yaa sacabo lagu baryaa Just
beg him with bare palms
Sidaasay tahay liibaan! That
is just a prosperity
Lidnaantu mar bay jid tahay Opposing is once right
Marka lagugu salidan yahay When there are aggressions
Leeb lagula maagan yahay One
wants to attack you
Adna gaashaanka lingaxo So
enforce your defence
Diric na ka luub
xidhnow Wear your armour
Wiil lixaad is bidayaa One
who thinks himself mighty
Yuu luxud kugu
tijaab-geyn! Should not lead you into grave!
